Ciidamada Itoobiya oo xoogaga TPLF ka qabsaday Magaalo kale oo Istaraatiiji ah

Dowlada Itoobiya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ka dagaalamaya woqooyiga  Tigray ay magaalada Adigrat ka qabsadeen xoogaga TPLF. Maamulka TPLF ee gobolka Tigray ayaa sheegay in dad rayid ah lagu laayey dagaalka ka dhacay magaalada Adigrat. Midowga Afrika aya sheegay inuu ergo nabad raadin dirayo, waxaana isa soo taraya baaqyada Qaramada Midoobay ee xabbad joojinta ah … Continue reading Ciidamada Itoobiya oo xoogaga TPLF ka qabsaday Magaalo kale oo Istaraatiiji ah